WASIIRKA WASAARADDDA GASHAANDHIGA IYO DIFAACA QARANKA AYAA WARBIXIN SIIYEY IDDAACADA BBC-DA

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland , ayaa idaacadda BBC-da uga waramay halka ay marayaan qorshihii ay ku qaramaynayeen ciidamada Madaniga ah.