waaxda miinada ee wasaaradda gaashaandhiga ayaa wacyigalin ka samaysay deegaano hoos yimaada gobolada maroodijeex iyo saaxil

waaxda miinada ee wasaradda gaashaandhiga ayaa wacyi galin balaadhan oo ku saabsan khatarta ay leedahay miinada iyo walxaha qarxa ka fulisay degaanado hoos yimaada gobolada saaxil iyo moroodijeex degaanadaas oo kale ah geed deeble iyo darasalaam laalays iyo hudisa kala baydh waxaanay fahansiiyeen dhibka ka yimaada walxa qarxa iyo astaamaha lagu garto walxaha qarxa