Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Mustafe Cumar Faarax ayaa gudoomiyay shirkii Agaasimayaasha Waaxaha ee Wasaaradda Gaashaandhiga .

shirkan ayaa daaranaa sidii loo dardar galin lahaa shaqada Wasaaradda ka socota, sidoo kale Agaasimaha ayaa ku booriyay Agaasime waxeedad Wasaaradda inay ilaaliyaan masuuliyada loo igmaday ayna dhawraan wakhtiga saacadaha shaqada