Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaandhiga

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashandhiga JSL Mustafe Cumar Farah ayaa ka warbixinaya Barnaamujyo hordhac u ah Wax-qabadka Wasaaradda Gaashaandhiga.