Warbixin #2/3

Agaasimaha Waaxda Abaabul ka saarka ee Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Cabdirashiid Ibrahim Aadan ayaa ka xog waramay wax-qabadka Waaxda.